Dagaalkii koobad iyo kii labaad ee dunidu kuhoobatay udhaceen siiba waxbadan ayaa caalamka iska badalay. Kooxda majaraha caalamka uhaysa ee saldhigodu yahay wadamada horumarka casrigaa gaadhay ayaa intaan labadan dagaal dhicin...
Tag - iluminati
Magacayada maalmaha dalalka reer galbeedka waxay ku salaysanyihiin meerayasha iyo magacyo ilaayo (asnaab) laga caabudijiray qarniyadii hore wadamada galbeedka xiga. Magacyada todobada maalmood ee usbuuca kujira waxay ku saleeyen...
The dajjal, in Islamic eschatology, is commonly translated as “The Antichrist”, this however is incorrect. His full title, Al-Masih a Dajjal, translates as the false or imposter messiah. The implication here being...
“Signs and Symbols Rule the world, not rules and law” – Confesius(Kala danbaynta & sharciyada dunida, waxaa badalidoona calaamadaha & astaamaha) “Shirkigu wuxuu noqonayaa akhrisamanka sida qudhaanjo madow...
Giriigi hore ee aminsanaa 12 ilaah ee Olombiyanka ayey kujirtaa “Nike”. Nike micno ahaan waxay noqonay GUUL guushana waxay ku gaadhi jirtay laba kabood oo baalal leh. Nike waxay qaabilsan tahay ciyaaraha iyo guulaha. Sifaha...
Astaanta loo yaqaan “The Winged Sun-Disk” waxay noqonay qoraxdii oo balaal yeelatay, waxaana lagu xidhiidhiya ilaaha “Horus” oo noola wakhtiyadii hore ee fircooniyiintu Masar joogen. Waxaa iyaguna ka barakaysan jiray...
Hadii aynu si kooban usoo qaadano astaanta looyaqaan sadex geeska “The Pyramid” oo astaan u ah shirkado badan iyo ururo hadaf qarsoon leh ayaa ah astaamaha dunida ugu caansan ee isha biniadamku taqaan. Waxaa astaan xambaarsan...