Astaanta xaaxeyada “Shell” waxay ka amineen inay barako xambaarsantahay oo khasatan qaabilsantahay in hadii laqaato ama laxidho aydaan fiqri iyo gaajo isarkayn. Hadii hindise inaad maalqabeen noqotid kusoo dhaco waaxaad...
Category - Tarikh
Giriigi hore, dabka way ka barakaysan jireen. Wakhti jaahiliga ee waxkasta dadka loogu sheekayn jiray ayaa aminsanaa in dabka samada ilaahyadu ka keenen si habeenkiina inta laysu yimaado ilaahyada loo caabudo. Waxay habeenki ku...
Gayiga looyaqaan waqooyiga hoose ee Yurub (Greece); intaan cilmi samaawigu soo gaadhin waxaa laga aminsanaa in ilaahyo badani ay jiraan kuwaa soo dunida maamula. Giriiga waxaa laga lacaabudi jiray 12 asnaab oo loo yaqaanay...
Astaanta “The Vesica Piscis” oo noqonaysa laba giraan oo isku dhexjira oo badhtamaha ku samaynayso calaamad la baxday magaca “The Vesica Piscis”. Waa astaan qadiimiya oo ay isticmaali jireen quruumo hore oo wax ka...
Astaanta loo yaqaan “The Winged Sun-Disk” waxay noqonay qoraxdii oo balaal yeelatay, waxaana lagu xidhiidhiya ilaaha “Horus” oo noola wakhtiyadii hore ee fircooniyiintu Masar joogen. Waxaa iyaguna ka barakaysan jiray...
Astaanta Jeeganta “The Royal Arch” waxay kamid tahay astaamaha ugu waa weyn ee maysooniyadu qaatan. Gaar ahaan waxaa iska leh “Royal Arch Masonry” waxayna ku saleysan oo laga aminsanyahay inaytahay albaabkii samada laga...
Bontos “Pontus” wuxuu ahaa ilaaha Bada markastoo kaluun ayaa loo yeedha oo laga barakaysta. Bontos “Pontus” waa ilaa malayga kusoo xareeya ee giriigu aminsanaayen inuu awoodaha leeyahay. Bontos “Pontus” wuxuu kamid...
Astaanta lix geeslayda ee looyaqaan “The David Star” yahuudi maleh. Lakinse, yahuuda ayey ku shaanbadaysan tahay oo loo nisbeeya meelkasto oo aad ku aragtid astaanta lix geeslayda markiiba maankaaga waxaa ku soo dhacaya...
Bal aynu eegno astaamaha diimaha kala gadisan ee dunida ka jira iyo meelaha ay kasoo kalajeedan. Diinta Islaamka waxaa astaan u ah bisha iyo xidigta oo cidii aragtaa markiiba la xidhiidhinayaan muslimiinta. Tarikh fog ayey...
Astaanta sadex-geeslayda looyaqaan Triquetra (three cornered) luuqad ahaan waxay kasoo jeeda latiinka “Latin” waxayna u samaysantahay sadex falaadh oo sadex-geeslay ah qaab kala duwan oo farshaxnimo ku dheehan oo kalena waa...