Here are a few things that never made sense in Somaliland 1) The DP World Berbera deal, the way it was rushed through parliament, the military base which we tried to comprehend about how it started, the official story which...
Category - Tarikh
Soomaalidu Waxa ay deganyihiin Xeebta labaad ee ugu dheer qaarada Afrika waan dal hodan ah oo kuyaal goob stratajiya. Soomalidu waxay leeyin dhul isufuran oo muhiim u noqonkara kobcinta dhaqaalaha iyo ganacsiga, amniga iyo...
Dagaalkii koobad iyo kii labaad ee dunidu kuhoobatay udhaceen siiba waxbadan ayaa caalamka iska badalay. Kooxda majaraha caalamka uhaysa ee saldhigodu yahay wadamada horumarka casrigaa gaadhay ayaa intaan labadan dagaal dhicin...
Dunida aynu ku noolahay waxa ay u qaabaysantay hab aad u cajab badan. Waa mid ay loolan iyo iska hor-imaad ka dhaxeeyo cid kastoo daris ah, iyagoo ku loolama ama isku haya caqiido diimeed, ama mid dhuleed oo deegaan ku...
Magaca ‘month’ waa af-ingiriisi waana sodonka maalmod ee bisha noqonda. “Month” waxaa laga soo waariday “Moon” oo dayaxa kunoqonaysa afka Soomaliga. Kalendar “Calender” waxay katimid “calare” waana...
Maalmaha ku began 13-15 Feebrayo siiba 14 Feebraayo ee loo dabaal dego xuska jacaylka “Valentine’s Day” waa taarikh cidkale leedahay. Boqortoyadii guunka ahayd ee Imbrodooriyada Roomanka ayaa maalinta taarikhda ku began...
“Signs and Symbols Rule the world, not rules and law” – Confesius(Kala danbaynta & sharciyada dunida, waxaa badalidoona calaamadaha & astaamaha) “Shirkigu wuxuu noqonayaa akhrisamanka sida qudhaanjo madow...
Astaanta Dibiga “The Bull” meelo farabadan baa ku arkay oo kamid yihiin daaraha tayadoodu sarayso, waxaad ugu imanay oo dibugu ka hor taagan yahay dhismayaasha suuqa meelaha ugu dadka badan ee laysugu yimaado. Waxaad ku arkay...
Astaanta Wadnaha waxaa looyaqaan “Silphium” waana kalmad ka timid afka latiinka oo laga soo xigtay imborodoriyadii Roomanka. Astaanta wadna casaanka ah waxaa loo nisbeeya oo qaata dadka muxubada iyo jacaylka isuhaya ee aan...
Astaanta Gashaanka “The shield” inaguma cusba oo waa astaan soojireen ah. Waxaad ku dhex arkay oo laga yaqaan ciidamada iyo diimaha lakala aminsanaa tarikhda inasoo martay. Wakhtiyadii hore ee seefta iyo waranka laku...