Hadii aynu si kooban usoo qaadano astaanta looyaqaan sadex geeska “The Pyramid” oo astaan u ah shirkado badan iyo ururo hadaf qarsoon leh ayaa ah astaamaha dunida ugu caansan ee isha biniadamku taqaan. Waxaa astaan xambaarsan...
Category - Maysooniyad
Waxaynu qoraalkan ku bartilmamed sanaynaa ururka ugu saamaynta badan ururada hadafka qarsoon ee dunida ka jira waa ururka looyaqaan ‘Illuminati’. Ururo farabdan baa magaca “Iluminati” oo wakhti danbe magaca qaatay lakinse...
“Talada maysooniyadu waxay taalay London xisaabadkuna ka socdeen. Waxaa laysula wareegay magaalada New York taas oo talis u noqotay maysooniyada intii danbe, iminka waxay wadaan oo ay isugu biyo shubatay in laysla tago...
Reer galbeed & Nuur (Age of enlighment) Tarikhda wadamada galbeedka ee saamaynta leh sadex ayaa lookala qaada. Wakhtigii mugdiga (Dark Ages), wakhtigii dhexe (Middle Ages) iyo wakhtiga casriga (Modern Ages). Tarikhda...
Jerusalem Maysooniyadu inbadan bay soo waday qorshaha lagula wareego magaalda Jerusalem iyo nawaaxigeeda ee buurta Zion. Tariikhda waxaynu ku haynaa 2000 sano hadii anay ka badnayn inay wadeen shaxada inay mar uun soodegan...
Gacankuhaynta saxaafada Maysooniyadu dariiq bay haystaan aanay dhinacna ugu leexanayn oo ay haysteen 500 sano iyo wax ka badanba. Waxaa u qorshaysan inay mar uun gacanta kudhigaan dhulka barakeeysan iyo magaalada Jerusalem...
Kacdonkii Fransiiska (French Revolution) Tariikhda maysooniyada waxaynu kasoo bilownay dhulka barakaysan iyo Jerusalem oo astaan unoqotay ururankan diimaha badan leh waana halka ugu danbaysa ee tarikhda maysooniyadu inagu...
Gacansaarkii ScotlandIlaaliyashi Masjid Suleiman “The Knights Templars” waxay usoo kicitimeen dhinaca Scotland waxayna magangalyo siyaasaded iyo inaan diimahooda lafaragalin way diisteenten hogaamiye Robert the Bruce oo...
Qoraalkanu wuxuu dabasocdaa qayb hore oo aynu kusoo qadanay tariikhda maysooniyada iyo siday ku bilaabmeen. Qaybtan labaad waxaynu ku soo qadanaynaa qabsashdii koobad ee maysooniyadu ku qabsadeen magalada barakaysan ee Jerusalem...
Siloofahmo maanta waxa kadhacaya Bariga Dhexe (Middle East Countries) waxaynu ubahannay inaynu kayarabaxno siyaasada muuqata, jaleecnona siyaasada qarsoon iyo taarikhda kusoo arooraysa Bariga DHexe ilaa qarniyo. Waxaynu...