Qolyaha Sacuudiga kataliya ee isugujira wadaada iyo boqortooyada Al-saud ayaa siweyn u khalad fahmay xadiis nabi Maxamed cs lagasoo wariyey oo inoo tilmaamaya in msulimiintu xulufo lasamayndoonan ‘Rum’. Carabta sunniga ubadan...
Category - History/Tarikh
Dunida aynu ku noolahay waxa ay u qaabaysantay hab aad u cajab badan. Waa mid ay loolan iyo iska hor-imaad ka dhaxeeyo cid kastoo daris ah, iyagoo ku loolama ama isku haya caqiido diimeed, ama mid dhuleed oo deegaan ku...
Nabi Maxamed scw ayaa inoo sheegay in Ibliis (Shaydaan) warbixin subaxeed/galabeed ka dhagaysto shayaadintakale ee u xilsaaran inay fasahadiyaan nabi Adam cs tafiirtisa. Dibindaabyada iyo dhibkaa Ibliis ladabasocdo biniadamka...
Waxaan safar gaaban ku imid magaalada London, anigoo u socdo ka qaybgalka xaflad aroos oo ehelkayga ah. Saddex cisho markaan joogay ayuu ila soo hadlay nin ka tirsan urrur ka mid ah kuwa sida qarsoon u shaqeeya. Wuxuu igu...
Maalmaha ku began 13-15 Feebrayo siiba 14 Feebraayo ee loo dabaal dego xuska jacaylka “Valentine’s Day” waa taarikh cidkale leedahay. Boqortoyadii guunka ahayd ee Imbrodooriyada Roomanka ayaa maalinta taarikhda ku began...
Wali waa sidedi oo waxba iskamay badalin siyaasada ku wajahan wadamada Geeska Afrka, stratijada taal ee lagujoogo waa tii hore ee lagu isticmaarku dhigay ee lagu qaybsaday Afrika, kaliya waxaa isbadalay gumeystayaashi ku...
“Signs and Symbols Rule the world, not rules and law” – Confesius(Kala danbaynta & sharciyada dunida, waxaa badalidoona calaamadaha & astaamaha) “Shirkigu wuxuu noqonayaa akhrisamanka sida qudhaanjo madow...
Astaanta Dibiga “The Bull” meelo farabadan baa ku arkay oo kamid yihiin daaraha tayadoodu sarayso, waxaad ugu imanay oo dibugu ka hor taagan yahay dhismayaasha suuqa meelaha ugu dadka badan ee laysugu yimaado. Waxaad ku arkay...
Astaanta Wadnaha waxaa looyaqaan “Silphium” waana kalmad ka timid afka latiinka oo laga soo xigtay imborodoriyadii Roomanka. Astaanta wadna casaanka ah waxaa loo nisbeeya oo qaata dadka muxubada iyo jacaylka isuhaya ee aan...
Dhismaha ka turjuma dawladnimada ee looyaqaan “Washington Monument” ee lagu arko caasimadaha wuxuu noqonayaa falaadha ka samaysan jaajur lafiiqay oo kor loo taagay oo loo ee kaysiiyey falaadh “light”. Falaadhu...