Land Of Punt

Dhulkii uduga

  • Youtube
  • Facebook
  • nuxur
  • Ujeedo
  • Warar
  • Tarikh
  • Diin
    • Tarikh
  • Astaan
  • Maysooniyad
  • Xidhiidh

Author - Abdirahman Simodi

Sadex-geeslay “The Triquetra”
  • Maysooniyad
  • Religion
  • Religion/Diin
  • Symbolism
  • Tarikh

Sadex-geeslay “The Triquetra”

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
2 min read
Add Comment

Astaanta sadex-geeslayda looyaqaan Triquetra (three cornered) luuqad ahaan waxay kasoo jeeda latiinka “Latin” waxayna u samaysantahay sadex falaadh oo sadex-geeslay ah qaab kala duwan oo farshaxnimo ku dheehan oo kalena waa...

Continue reading

Astaanta Maska Orooboros “The Ouroboro”
  • History/Tarikh
  • Maysooniyad
  • Religion
  • Religion/Diin
  • Symbolism
  • Tarikh

Astaanta Maska Orooboros “The Ouroboro”

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
2 min read
Add Comment

Maska looyaqaan “Ouroboro” ee ku caanbax inuu dibkiisa liqo ama cuno ilaa uu kagaadhayo meesha ugu danbaysa ee aan u saamaxayn inuu isliqo gebi ahaanba ayaa noqonaya astaan dunida caan ka ah. Wuxuu astaan u yahay wareega aan...

Continue reading

Astaanta Askiliibiyos “The Rode of Asclepius”
  • History/Tarikh
  • Maysooniyad
  • Religion
  • Religion/Diin
  • Symbolism

Astaanta Askiliibiyos “The Rode of Asclepius”

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
2 min read
Add Comment

Waxaa iyana jirta “The Rod of Asclepius” oo lagayaqaanay Greega wakhtiyadii hore, waxaan loo aqoonsanaa astaan cafimaad. Waxaa jirijiray nin sixiroole ah oo dadka dabiiba oo sheganjiray inuu yahay wadaad karaamaysan oo dadka...

Continue reading

Astaanta kadisiyus “The Caduceus”
  • History
  • History/Tarikh
  • Maysooniyad
  • Religion
  • Religion/Diin
  • Symbolism
  • Tarikh

Astaanta kadisiyus “The Caduceus”

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
1 min read
Add Comment

Astaantan loo yaqaan “The caduceus” oo aynu wada aragnay waxay ka timid oo laga keenay wakhigaa baaboloniyanka waana ilaahi “NINGISHZIDA” oo laynoo casriyeeyey ileyn IBLIIS wakhtigaana isagaa reer baabiloon duufsaday oo...

Continue reading

Calaamada Maska (The Caduceus, The Rod of Asclepius & The Ouroboro)
  • Maysooniyad
  • Religion
  • Religion/Diin
  • Symbolism
  • Tarikh

Calaamada Maska (The Caduceus, The Rod of Asclepius & The Ouroboro)

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
2 min read
Add Comment

Astaanta Maska waxaad ku dhex arkaysaa meelo farobadan oo bulshada kulmiya waxaana loo turjuntaa siyaabo kala duwan. Astaanta Maska iyo kuwakale ee ay iskumidka yihiin waxaad ku dhex arkaysaa oo ugu weyn haayada caalamka ka...

Continue reading

Astaanta Qoraxda “The Sun”
  • Maysooniyad
  • Religion/Diin
  • Symbolism
  • Tarikh

Astaanta Qoraxda “The Sun”

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
2 min read
Add Comment

Astaanta qoraxda mid inagu cusub ma aha waa astaan caan ah oo dunida laga isticmaalo waxaana calaamada qoraxda isticmaalaha ururada diimaha siiba kuwa aminsan ilaahyada isku jira oo ay kamid yihiin kiristan katooliga ah, hinduuga...

Continue reading

Astaanta Sadex-Geeslay “Pyramid”
  • Maysooniyad
  • Religion/Diin
  • Symbolism
  • Tarikh

Astaanta Sadex-Geeslay “Pyramid”

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
1 min read
Add Comment

Hadii aynu si kooban usoo qaadano astaanta looyaqaan sadex geeska “The Pyramid” oo astaan u ah shirkado badan iyo ururo hadaf qarsoon leh ayaa ah astaamaha dunida ugu caansan ee isha biniadamku taqaan. Waxaa astaan xambaarsan...

Continue reading

Xogaha qarsoon ee kujira calamadaha dunida ugu caansan
  • Religion/Diin
  • Symbolism
  • Tarikh

Xogaha qarsoon ee kujira calamadaha dunida ugu caansan

May 7, 2020
by Abdirahman Simodi
4 min read
Add Comment

Meelo badan baad ku arkay astaan (logo) ka turjumay shirkado yaryar iyo qaar siweyn looga yaqaan dunida. Calaamdaha sida weyn loo xiiseeyo waxaa kamid ah Nike, Adidas, Mocdonalds, Coca Cola oo ka turjumaya shirkado gaar loo...

Continue reading

Waa maxay sababta mareekanku uga horyimi "Heshiiska Qarniga"
  • History
  • News
  • Politics

Waa maxay sababta mareekanku uga horyimi “Heshiiska Qarniga”

May 5, 2020
by Abdirahman Simodi
4 min read
Add Comment

Maamulka Maraykanku ma taageeri doono qorshahayaasha yuhuuda ee ku aadan dhulka ay ka haystaan falastiiniyiinta ee qaybo kamid ah daanta galbeed Jeruusalem ilaa ay wada xaajood la furan falastiin. Maraykanku wuxuu u sheegay...

Continue reading

Magdhow shiinuhu ma bixindoona
  • News
  • Politics

Magdhow shiinuhu ma bixindoona

May 5, 2020
by Abdirahman Simodi
4 min read
1 Comment

Hay’adaha Sirdoonka ee CIA iyo M16 oo soo ururiyay macluumaad bartilmaameed ka dhiganaya dalka shiinaha qarintii uu qariyay caabuqa Covid-19, iyada oo reer galbeedku diyaar u yihiin inay shiinaha ka dalbadaan magdhaw. Reer...

Continue reading

Previous 1 2 3 4 5 6 Next
Copyright © 2021. Created by Like Water. Powered by Land of Punt.
  • Youtube
  • Facebook
  • nuxur
  • Ujeedo
  • Warar
  • Tarikh
  • Diin
    • Tarikh
  • Astaan
  • Maysooniyad
  • Xidhiidh
  • Youtube
  • Facebook
error

Enjoy this blog? Please spread the word :)

  • Follow by Email
  • Facebook
    fb-share-icon
  • Twitter
    Tweet
  • LinkedIn
    Share
  • Instagram
  • Telegram
  • WeChat