Land of Punt

About

Land of punt

waa shakabad utaagan cilmi kordhsi, iyo aqoon isweydaarsi. Shabakadu, sijoogto ah idinku soo gudbin doona waraar xiiso leh iyo dhacdooyin xiiso badan dunida maray. Shabakada muhiim waxaa u ah in bulshda ku xidhani ayka fa’iido oo aqoon iyo cilmi ka qorodhsato.

Waxaanu si joogto ah idinla wadaagi doona warar xiiso leh iyo tarikh aan maankina ka bixin.

Waaxaanu shabakadan ku qaada dhigidoona ururada hadafka qarsoon leh, astaamaha dunida ugu caansan iyo nuxurka ay xambaarsanyihiin.

Shakaban waxaa hindisay aqoonyahano ku xeeldher mawduucyada landofpunt.com ku daabacan xoogogal u ah dhacdooyinka maanta dunida ka taagan. Aqoonyahanku waxay u midoobeen sidii bulshda afsoomaliga ku hadasha loogu soo gudbin lahaa inta ka maqan.

Landofpunt.com waa shabakad furan oo cidgara aysan sheekan karin waa inoo dhex; waad akhrisan karta  qoraal lahalmaala mawduuca bundhiga u ah shabakada waad ku daabicikarta.

Rum vs Rome

Rum vs Rome

Qolyaha Sacuudiga kataliya ee isugujira wadaada iyo boqortooyada Al-saud ayaa siweyn u khalad fahmay xadiis nabi Maxamed cs lagasoo wariyey oo inoo tilmaamaya in msulimiintu…
Read More
Bilowgii Hanti-wadaaga

Bilowgii Hanti-wadaaga

Dagaalkii koobad iyo kii labaad ee dunidu kuhoobatay udhaceen siiba waxbadan ayaa caalamka iska badalay. Kooxda majaraha caalamka uhaysa ee saldhigodu yahay wadamada horumarka casrigaa…
Read More
Magacyada 12ka bilood

Magacyada 12ka bilood

Magaca ‘month’ waa af-ingiriisi waana sodonka maalmod ee bisha noqonda. “Month” waxaa laga soo waariday “Moon” oo dayaxa kunoqonaysa afka Soomaliga. Kalendar “Calender” waxay katimid…
Read More