Giriigi hore ee aminsanaa 12 ilaah ee Olombiyanka ayey kujirtaa “Nike”. Nike micno ahaan waxay noqonay GUUL guushana waxay ku gaadhi jirtay laba kabood oo baalal leh. Nike waxay qaabilsan tahay ciyaaraha iyo guulaha. Sifaha...
Archive - May 2020
Wakhti jaahiligii Giriiga waxaa jirtay inan qurux badan oo la odhanjiray “Europa”. Europa waxay kasoo jeeday qoys caan ah oo degaanka badhatamaha iyo yurubta-bari laga qadariyo. Waxaa dhalay reer boqorka Finooshiyanka...
Gayiga looyaqaan waqooyiga hoose ee Yurub (Greece); intaan cilmi samaawigu soo gaadhin waxaa laga aminsanaa in ilaahyo badani ay jiraan kuwaa soo dunida maamula. Giriiga waxaa laga lacaabudi jiray 12 asnaab oo loo yaqaanay...
Shirkada “Apple” ee samaysa agabka isgaadhsiinta siiba teleefonada waxaa astaan u ah tufaax “Apple” dhinac laga hudhay. Ka hor intaanay shirkadu astaan qaadan waxaa lagu yaqaanay oo calamad u ahayd saanisyankii caanka...
Astaanta “The Vesica Piscis” oo noqonaysa laba giraan oo isku dhexjira oo badhtamaha ku samaynayso calaamad la baxday magaca “The Vesica Piscis”. Waa astaan qadiimiya oo ay isticmaali jireen quruumo hore oo wax ka...
Astaanta loo yaqaan “The Winged Sun-Disk” waxay noqonay qoraxdii oo balaal yeelatay, waxaana lagu xidhiidhiya ilaaha “Horus” oo noola wakhtiyadii hore ee fircooniyiintu Masar joogen. Waxaa iyaguna ka barakaysan jiray...
Astaanta Jeeganta “The Royal Arch” waxay kamid tahay astaamaha ugu waa weyn ee maysooniyadu qaatan. Gaar ahaan waxaa iska leh “Royal Arch Masonry” waxayna ku saleysan oo laga aminsanyahay inaytahay albaabkii samada laga...
Bontos “Pontus” wuxuu ahaa ilaaha Bada markastoo kaluun ayaa loo yeedha oo laga barakaysta. Bontos “Pontus” waa ilaa malayga kusoo xareeya ee giriigu aminsanaayen inuu awoodaha leeyahay. Bontos “Pontus” wuxuu kamid...
Astaanta lix geeslayda ee looyaqaan “The David Star” yahuudi maleh. Lakinse, yahuuda ayey ku shaanbadaysan tahay oo loo nisbeeya meelkasto oo aad ku aragtid astaanta lix geeslayda markiiba maankaaga waxaa ku soo dhacaya...
Bal aynu eegno astaamaha diimaha kala gadisan ee dunida ka jira iyo meelaha ay kasoo kalajeedan. Diinta Islaamka waxaa astaan u ah bisha iyo xidigta oo cidii aragtaa markiiba la xidhiidhinayaan muslimiinta. Tarikh fog ayey...