Astaanta Gashaanka “The shield”
Astaanta Gashaanka “The shield”

Astaanta Gashaanka “The shield”

Astaanta Gashaanka “The shield” inaguma cusba oo waa astaan soojireen ah. Waxaad ku dhex arkay oo laga yaqaan ciidamada iyo diimaha lakala aminsanaa tarikhda inasoo martay. Wakhtiyadii hore ee seefta iyo waranka laku diriri-jiray gaashanku difaac wuxuu u ahaa wax kasta oo lagugu soo ganay sida waran iyo gantaal samada kusoo jiraba. Sidaa arin lamid ah ayaa wadadii diimaha kalagedisan kutubtooda hayey ay gaashanka ka aminsanaayen inuu difaac ka noqodo gantaalada aanad arkayn ee lagasoo rido duni aanad arkayn ee ka imankara jinnka, shayaadinta, isha iyo sixirka ayey iskaga gaashami jireen.

Hadii aad aragto meel gashaan astaan uyahaya ama shirkada sidata astaan gashaan intabdan ma aha inay isaga dhigayaan waran ama gandaal lagusoo riday oo waxbadan astaantu kaa difaaci mayso lakinse in loola jeedo inuu celinayo marka khuraafad lagu dul akhriyo waramada iyo xasad lagasoo ridayo dunida inaga qarsoon ayaa laysaga dhigaya. Iyaga ayaa adeegsada jinn iyo sixiroolayaal oo ama dhexdooda ha ahaato oo haysku curyaaminayaa ama barako haka dhigtaan waa arin xagooda laga yaqaan. Waxaa jira meelo badan oo laga isticmaalo astaama oo iyagu aan la haysan arinka siraha kujira cilmiga calaamada, burush lama wadamarinkaro oo lama odhankaro meelkasta oo lagu arko astaanta gaashanka inay tahay calaamad layka difaacayo jinn iyo shaydaan.  

“The symbolic significance of the shield amounts to a simple transposition of its defensive function to the spiritual plane.” —Juan Eduardo Cirlot, A Dictionary of Symbols –

About the author

Abdirahman Simodi

View all posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.