Dhismaha ka turjuma dawladnimada ee looyaqaan “Washington Monument” ee lagu arko caasimadaha wuxuu noqonayaa falaadha ka samaysan jaajur lafiiqay oo kor loo taagay oo loo ee kaysiiyey falaadh “light”. Falaadhu waxay utaagan tahay faladhi ilaah guud ee “RA” (QORAX – qoorti-RA) waxaad dhisamaha falaadh u eeg ku arkay goobo muhiim ah oo dawladeed sida Washington (aqal cad hortiisa), City of London iyo City of Fatikaanka.

Cilmiga turjuma calaamdaha dunida laga isticmaalo iyo nuxurka ay xambaarsanyihiin ayaa inoo sheegaya in falaadha samada lootagay tahay salaanki ilaaha “Ra”. RA oo iska jiifa badda ayey falaadh qoroxda katimid toosisey markii uu kacay ayuu falaadh raacay oo samada qabtay. Waxay aminsanyihiin inuu “RA” qoraxda degan oo bartaa inooga soo taliya. Moqdisho dhawaan ayaa xaawo taako iyo falaadha RA laga cusboonaysiiyey oo dhismihii dib loo ranjiyeey.