Astaanta Shirkada Guul “Nike”
Astaanta Shirkada Guul “Nike”

Astaanta Shirkada Guul “Nike”

Giriigi hore ee aminsanaa 12 ilaah ee Olombiyanka ayey kujirtaa “Nike”. Nike micno ahaan waxay noqonay  GUUL guushana waxay ku gaadhi jirtay laba kabood oo baalal leh. Nike waxay qaabilsan tahay ciyaaraha iyo guulaha. Sifaha laguyaqaan Nike waa xawaare iyo inaan guusha laga qaadin. Astaan hoos taal magaca Nike ee xariijinta qaloocda waxay ka turjumay xawaaraha Nike.

Astaan Nike waxaa qaatay shirkada samaysa alabka ciyaartoyda waana shirkad siweyn dunida looga yaqaan oo agabka iyo dharka ay soosarto lagu xisaabtamo. Qaadashada astaan Nike waxaa lagu xusaya oo laga barakaysanayaa ilaahada guusha. Nike waxay kamid tahay ilaahayada kunool buurta Olombos. Bal ka waran sida ay isuqabanayaan cibaadada Alle iyo ilaahadan aad xidhantahay ee masajidka lalagalay. Nike laguma xuso uun shirkada dharka ee NIKE SPORTS lakinse waxaad ku arkay meelokale oo badan oo xusaya ilaahada guusha.

About the author

Abdirahman Simodi

View all posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.