Astaanta Bontos “Pontus”
Astaanta Bontos “Pontus”

Astaanta Bontos “Pontus”

Bontos “Pontus” wuxuu ahaa ilaaha Bada markastoo kaluun ayaa loo yeedha oo laga barakaysta. Bontos “Pontus” waa ilaa malayga kusoo xareeya ee giriigu aminsanaayen inuu awoodaha leeyahay. Bontos “Pontus” wuxuu kamid yahay ilaahyadii soojireenka ahaa giriigu caabudi jireen dhaaan yaryarka danbe waa ka horeeyey. Waxay ka aminsanyihiin inuu sirta biyaha fadhiya hayo oo wixii bada kaagala isaga lagala xisabtamayo. Bontos waxaa dhashay ilaahada “Gaia” (The Mother Earth) labadooduna waxay iska sii dhaleen Ceto, Thaumus, Phorcus, Eurybia iyo Nereus. 

ilaahyadii giriiga Bontos

Astaanta Bontos “Pontus” meelo badan baa ku arkay astaamaha loo nisbeeyo Bontos waa biyaha, waran sadex gees leh, magaceesa iyo taswiirtisa oo laqaato. Intabadan sumadiisa waxaa qaata shirkadaha ubadan macaamilka bada sida maraakibta, bad quusayaasha iyo shirkadaha kaluumaysiga. Shirkada “Pontus Marine” ee kaluumaysiga ayaa kamid ah shirkadaha sita magaca bontos. Shirkadaha badankoodu astaan kaliya masitaan oo isla astaan qudha ayaa laga dhigaya sadex nooc midkasta micne gaara utaagan yahay. Tusaale, shirkadan Pontus Marine kumakoobna kaliya magaca astaanta bontos waxaad kaloo ku dhex arkay 3 astaamod oo kala ah duwan sida astaanta sadex-geeslayda “pyramid”, maska Orobourus iyo trinitiga.

About the author

Abdirahman Simodi

View all posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.