Astaanta kadisiyus “The Caduceus”
Astaanta kadisiyus “The Caduceus”

Astaanta kadisiyus “The Caduceus”

Astaantan loo yaqaan “The caduceus” oo aynu wada aragnay waxay ka timid oo laga keenay wakhigaa baaboloniyanka waana ilaahi “NINGISHZIDA” oo laynoo casriyeeyey ileyn IBLIIS wakhtigaana isagaa reer baabiloon duufsaday oo waa noola iminka inaka ayey noockale inoogusoo dhigay. Calaamadan masku ku maroorsan yahay waxay inaga timid dhinacaa iyo Giriiga oo isticmaali jiray.

labada calaamadood waa laysku khaldaa

Sidii Nimruud qoomkiisi ayey ilaaha u nisbeeyen astaantan ilaaha oo ay uyaqaanen Hermes (ilaaha fariimaha) ama ilaaha “The caduceus”. Ushaa uu saaranyahay ilaah Hermes ayey saaranyihiin laba mas ama mas kaliya ushaasuna balal leh ayeey yeelata “usha Hermes” masaskuna isku duuban oo ay ka lushaan. Hermes wuxuu qaabilsanaa fariimaha, sirta dunida iyo khuraadfaad wuxuuna ka qaybgalay oo kusoo caan baxay ka qaybgalkii tartankii ilaahyada ee Olombiyiinti “The Olompians”.

About the author

Abdirahman Simodi

View all posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.