Natiijooyin hordhac ah oo kasoo baxaya Shaybaadho dawladeed oo tijaabo lagu sameeyay ayaa muujinaya in aan cudurka Coronavirus aanu ku badbaadi Karin ama ku noolan karin in mudo ah meel uu heer kul- keedu sareeyo oo huur ah...
Archive - April 2020
Waxaynu qoraalkan ku bartilmamed sanaynaa ururka ugu saamaynta badan ururada hadafka qarsoon ee dunida ka jira waa ururka looyaqaan ‘Illuminati’. Ururo farabdan baa magaca “Iluminati” oo wakhti danbe magaca qaatay lakinse...
Saudi Arabia, Boqortooyada sixun abaabulay agagaarka Sunni Islam oo hoy u ah kaydka saliidda labaad ee ugu weyn dunida, ayaa ku riyaaqay xiriirka saaxiibtinimo la West, gaar ahaan Maraykanka. UJEEDDADA BARASHADA Dib u eeg...
Qoraa yuhuudi ah oo lagu magacaabo Yuri Bar-Joseph ayaa daaha ka qaaday mid kamida dhacdooyiinka basaasnimo ee taariikhda colaada Carabta iyo Yuhuuda. Muda hada laga joogo 43 sano kuna began sanadkii 1973 , markii uu dhamaaday...
Digital Certificate, waa nadaam cusub oo ay alifeen shirkado gaar loo leeyahay wuxuuna badalayaa nidaamka looyaqaan “ID Card” ee dunida laga isticmaalo. Waxa uu noqondoona kayd ka duwan kuwii hore; wixii macluumad shakhsi ah...
Dagaalkii lixda maalmood socday, ee asalkiisu ka ahaa xiriirka xasilloonida ka dhexeysa Israel iyo waddamada deriska la ah carabta, ayaa guul weyn u ah reer binu Israa’iil, kana soo kicitimay dhulkoodii dagaalkii ka...
Intii lagu jiray Dagaalkii Falastiin ee 1948, qiyaastii 85% (720,000 oo qof) oo ka mid ah dadka reer Falastiin ee reer Falastiin waxa ay noqdeen Israa’iil ayaa laga saaray guryahooda, iyagoo u cararaya Daanta Galbeed, Marinka...
Bariga Dhexe kadib Boqortooyadii Cusmaaniyiinta Wadanka Yuhuuda “Boqortooyada Yuhuudda” waa erey siyaasadeed oo lagu sharaxayo waddanka reer binu Israa’iil, oo ah waddankii ay ku yaalliin dadka Yuhuudda ah...
“Talada maysooniyadu waxay taalay London xisaabadkuna ka socdeen. Waxaa laysula wareegay magaalada New York taas oo talis u noqotay maysooniyada intii danbe, iminka waxay wadaan oo ay isugu biyo shubatay in laysla tago...
Reer galbeed & Nuur (Age of enlighment) Tarikhda wadamada galbeedka ee saamaynta leh sadex ayaa lookala qaada. Wakhtigii mugdiga (Dark Ages), wakhtigii dhexe (Middle Ages) iyo wakhtiga casriga (Modern Ages). Tarikhda...